Qaamuus
Qaamuus
  • Видео 860
  • Просмотров 24 950 261

Видео

Maxaa loo daldalay isaga oo da' yar? | Qisada Wiilkii Xaq U Dirirka Ahaa!!
Просмотров 3 тыс.9 часов назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Part 2: Sirtii Somalia u dirtay Xasan Guled | sidee ku gaadhay sirtii kabta lagu qariyey
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Sirtii Somalia u dirtay Xasan Guled | Hagardaamadii Cafarta | Xorayntii Djibouti 1968 | jamac yare
Просмотров 28 тыс.14 дней назад
#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Xogta Soomaaligii Kenya Badbaadiyey | Inqilaabkii Kenya 1982
Просмотров 19 тыс.21 день назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Maxaa kala qabsaday sirdoonka Somalia & Safaaraddii Xabashida ee Muqdisho | Gen. Jaamac Yare
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Yaa Muslimiyey Soomaalida? Yuhuudigii Bucur Bacayr Illaa Xarakaadka Islaamiga | Jaamac yare
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Qabsashadii BURSA | Guushii Cusmaan & Jabkii Gaalada | Caasimad Islaam
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Xogta Diyaaradda Lagu Shirqoolay Madaxweynihii Iiraan 🚁💣🔥
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Waa Kuma ninka la wareegay taladii dalka IRAN? 💪
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Geerida Madaxweynaha Iiraan | Israil oo iska leexisay Qaraxa Diyaarada
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Maxaa kala qabsaday Siyaad & Danjire Xashare? | Qiso layaab leh | Qoraa Siciid Jaamac
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
#Qaamuu #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Walaalaha shaydaanka | Garabka Putin ee Burburinta Cadawgiisa Gudaha iyo Dibadda | Mafiyo Argagaxa
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Walaalaha Qorraxda | Maafiyada Putin ee Argagax leh
11 Waddan Iyo 3 Qaaradood | Hawlgalka Ciidmada Turkiga Ee Dunida | Saaxiibka Somalia
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Dhoollatuskii ugu ballaadhnaa oo Turkigu wado | Erdogan oo ku dhawaaqay lama filaan
Просмотров 16 тыс.Месяц назад
Dhoolla Tuska Milatari ee Wolf2024 | Hanjabaadda ERDOGAN ee dhismaha Cududdii Turki ee Ugu weynayd Abid
10 Diyaarad dagaal ee ugu halis badan 2024 | China oo Wadnaha Jaray USA
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
10 Diyaarad dagaal ee ugu halis badan 2024 | China oo Wadnaha Jaray USA
Halkii ugu horraysay ee bani Aadamku Dego | Afrikay ta tageen | Degsiimooyinkii hore
Просмотров 4,8 тыс.Месяц назад
Halkii ugu horraysay ee bani Aadamku Dego | Afrikay ta tageen | Degsiimooyinkii hore
Dagaalkii Shirqoollada Qorshaysan | Maxaa kala haysta Iran iyo Israil | Ilmadii Khamanaay
Просмотров 3,8 тыс.2 месяца назад
Dagaalkii Shirqoollada Qorshaysan | Maxaa kala haysta Iran iyo Israil | Ilmadii Khamanaay
(2) Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️
Просмотров 2,2 тыс.2 месяца назад
(2) Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️
Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️
Suuqa Garoobaha | Xogta Suuq Laga Helo Garoobo Lacag Leh 🌹❤🧕| Mouritania
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
Suuqa Garoobaha | Xogta Suuq Laga Helo Garoobo Lacag Leh 🌹❤🧕| Mouritania
(7) Dagaalkii Somalia iyo Cuba | Tiradii Kuubaanka iyo Goobaha ay isku Haleeleen Soomaalida
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
(7) Dagaalkii Somalia iyo Cuba | Tiradii Kuubaanka iyo Goobaha ay isku Haleeleen Soomaalida
(6) Duullaankii CUBA ee 1977 | Sidee Kuubaanku Soomaalida Uga Difaaceen Addis Ababa? Xogta CIA
Просмотров 10 тыс.3 месяца назад
(6) Duullaankii CUBA ee 1977 | Sidee Kuubaanku Soomaalida Uga Difaaceen Addis Ababa? Xogta CIA
(5) Yaa Dagaalka Hogaaminayay? | Khasaaraha Baaxadda Leh Ee Ethiopia | Dalalkii Taageeray
Просмотров 6 тыс.3 месяца назад
(5) Yaa Dagaalka Hogaaminayay? | Khasaaraha Baaxadda Leh Ee Ethiopia | Dalalkii Taageeray
(4) Qorshihii Siyaad Ee Dagaalka | Khiyaamadii Soofiyeedka Iyo Halganka Shacabka | Siraha CIA-da
Просмотров 9 тыс.3 месяца назад
(4) Qorshihii Siyaad Ee Dagaalka | Khiyaamadii Soofiyeedka Iyo Halganka Shacabka | Siraha CIA-da
(3) Somalia Oo Qabsatay Diridhaba | 12 Jiho Ka Weeraray Xabashida | Holaca Dagaalka | Siraha CIA-da
Просмотров 10 тыс.3 месяца назад
(3) Somalia Oo Qabsatay Diridhaba | 12 Jiho Ka Weeraray Xabashida | Holaca Dagaalka | Siraha CIA-da
(2) Faylasha Sirdoon | sababta guusha Somalia | is barbar dhigga awoodda cirka | gurmadka USSR |
Просмотров 13 тыс.3 месяца назад
(2) Faylasha Sirdoon | sababta guusha Somalia | is barbar dhigga awoodda cirka | gurmadka USSR |
Maxay CIA-du ka qortay dagaalkii Somalia & Ethiopia? Sir muddo qarsoonayd
Просмотров 18 тыс.3 месяца назад
Maxay CIA-du ka qortay dagaalkii Somalia & Ethiopia? Sir muddo qarsoonayd
(3) Halista Afkaarta Abiy Ahmed | Gorfaynta Buuggiisa 'Generation Medemer'
Просмотров 4,1 тыс.3 месяца назад
(3) Halista Afkaarta Abiy Ahmed | Gorfaynta Buuggiisa 'Generation Medemer'
(2) “Noloshayadaa Ku Xidhan Badda Cas” | Lafa-Gurka Buugga Abiy Axmed
Просмотров 5 тыс.3 месяца назад
(2) “Noloshayadaa Ku Xidhan Badda Cas” | Lafa-Gurka Buugga Abiy Axmed

Комментарии

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 4 часа назад

    Ustaad taxanaha basaasiinta ciida hoosteeda qaybtii 7 aad meedy waan waayeeee

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 часа назад

    Alle yaaraxma aabe siyaad bare ahulu janno

  • @AbdiwaliAhmedaar
    @AbdiwaliAhmedaar 5 часов назад

    Horta salaad gabayre qabiilke ahaa?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 15 часов назад

    Cigaal waxsn maqlay naag dhillo ah oo amxaaro ah iyo boorso lacag ah ayaa hotelkii Addis loogu keenay wuuna yeelay.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 19 часов назад

    Godone khaa, in buu ahaa waxaana dilay gantaakii maraykanja, Roobowna daacab buu ahaa wasiir buu noqday. waligaa daacad ahaaw

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 20 часов назад

    Nolada somali guul

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 День назад

    Mahadsanid Sxb Si Ilbaxnimo leh ayaad U soi Gudbisay Thanks bro

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 День назад

    Bal eega arabkani wuxu ku hadlayo kalmada "arab" muxuu ugu jeeda?

  • @SadamKing-n9h
    @SadamKing-n9h День назад

    I love you djibouti ❤❤

  • @Maxamedwambe2023
    @Maxamedwambe2023 День назад

    😂 3:44 3:47 3:48

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 День назад

    Siyaad Barre madaxweyne lama dhihi karo iyo dowlad midna cidna ma dooran wuxuu ahaa regime arxan daran oo inqilaab wadanka ku qabsaday wadankana gacantiisa ku burburay.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 День назад

    Siyaad Barre ka hor Somalia jabhado ma jirin. Siyaad Barre wuxuu dilay is aaminaadii ay Somali isku aamini jirtay xukunka, ka dib markii u la yimid car yaa ra'yi kale yeelan kara, car juuq dheh. Hadii kale waa dil ama xabsi jirdil leh iyo waxyaalo badan oo xun oo asaga ka hor aan horey loo arag.

  • @abassaouled-io9uj
    @abassaouled-io9uj День назад

    ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MuuseBilciin
    @MuuseBilciin День назад

    Managed

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k День назад

    Alooow u naxariis o laandhere bu aha much love from hg sacad ❤😢😢

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 День назад

    Sxp, waxaad soo duubtaa buuga la dhaho, la dagaalanka nuurka,

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 День назад

    Hore u soco sxp, Waxaad noo soo badisaa, Dhagarta reer galbeedka, Ee ku saab san, dumi oo maamul, Gar, ahaan, siday islaamka u burbutinayaan

  • @MahamedAsma-yi3qs
    @MahamedAsma-yi3qs День назад

    ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 2 дня назад

    Somali oodhan waxay hoos iman doonan calanka somaliland 👑

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 2 дня назад

    ASC, Waar dadka ka daa beenta aad , Beennallayaasha ka soo min- guurrisay Maxaa yeellay nabbi ibraahim callayhi sallaam, iyo innammaddiisubba af carrabbi faseex ah bay ku hadli jirreenne, Teedda kalle tafiirta AL- CURBIYI dad ayaa ka maqanne , Laggumma soo darrin dad aan soo gallin, Maxaa yeellay AL- CURBIYI oo ah halka uu ka soo jeeddo errayga CARRAB, YURRUB, YORROBBA iyo qaar kalle oo la mid ahi waa maggacii rasmigga ahaa ee oddayga ay ku abtirsaddaan dhammaan dadka degga yurrub , Afrika, gacanka iyo xataa reer yurrubka qabsadday labbadda ammeerrika iyo ustaraalliya, Wuxuunna noollaa qiyaastii 4700 sannaddood ka hor, Waanna oddaygga dhallay AL- QURSHIYI oo looggu dhawaaqo QURRAYSH, QURRAYDA, KURRUWAAD, KUSHE, AKRAAD iwm, kaas oo tafiirtiisu 1500 sanno ka horba ay daggi jirtay, Koonfurta iyo badhtammaha yurrub , Gacanka iyo afrika, Durriyatu NABBI ISMAACIIL callayhi sallaam ee aad naggu shaambaddaynasidna mundo haatan lagga jooggo 2700 sanno ka hor ayaa gacanka lagga sifeeyay , waanna baddi dadka ku nool maanta Afgaannistaan, Baakistaan , India illaa iyo mindannaaw. SIdda ay sheeggaan beennaallayaasha yuhuuddeed iyo carbeedna ma aha, Siddaas awgeed waxaa ISRAA'IIL laggu naannaysi jirra NABBIYULLAAHI ISXAAQ, Mallaa'iigtaanna u bixisay ( YAA BANNII ISRAA' IILA , IDKURUU NICMATIYALATII ANCAMTU CALLAYKUM, WA ANNII FADDALTUKUM CALLAL CAALLAMMIINNA) Siddaa awgeed buunna NABBIGGU u ahaa DURRIYATU ISXAAQ abtirsiinta qurraysheed iyo carbeedna( reer yurrub) iyaddoo koobban waa tan 1. AL - QURSHIYI 2. ibnu AL- CURBIYI, 3. Ibnu NABBIYULLAAHI JUUSUF( yuusuf) 4.ibnu NABBIYULLAAHI JACQUUB ( yacquub) 5.ibnu NABBIYULLAAHI ISXAAQ, 6. Ibnu NABBIYULLAAHI IBRAAHIM, 7.Ibnu AASAR. Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @TuuloQODAX77
    @TuuloQODAX77 2 дня назад

    😮B😊😊

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 2 дня назад

    You say maneno ya daarood

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 дня назад

    Su,aal baan ku.waydiinaya inader qali soomaali ma dhulba looyaqana mise dad? Soomaaligu xagee ayaa uu kasoogala adiga abtirsiintaada? Waa imisa taarikhda soomaalidu?

  • @taxanemediapro7380
    @taxanemediapro7380 2 дня назад

    Mansha allah hore usoco zxp wax badan ayaan kaa bartay mahadsanid wll

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp 2 дня назад

    legend sare wa dhagaysta tariilhyadada in badan

  • @Heescusub326
    @Heescusub326 3 дня назад

    Qisad somali 🇸🇴iyo Djibouti 🇩🇯 soo dhameestir♥️🖐🇸🇴🇩🇯💪🦁

  • @Heescusub326
    @Heescusub326 3 дня назад

    Mahad sanid from Somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 ♥️ 🖐

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 3 дня назад

    Cidaan Taariikhda inay isdabo mariyaan kana beensheegan jeclaa horta.

  • @adnanabdiali3311
    @adnanabdiali3311 4 дня назад

    Qamus waxbadan aya no faideysee lakin warqada no sheeg maxa ku qornaa iyo jawabti ban kaga fadhinaa . Wad ku mahadsantahey 😊

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS 3 дня назад

      @Adnan walaal Qoraagu Buuggiisa kuma xusin nuxurka warqadda oo kuma qorin. waxa ay u muuqataa in uu qariyey. anna buuggiisa sida uu u qoray uunbaan u soo gudbiyaa waxna kuma daro waxna kama dhimo. mahadsanid

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 4 дня назад

    😢😢😢😢😢

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 4 дня назад

    Ustaad basaasiinta ciida hoosteeda taxanaha ah qaybtii 7 aad meeday

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 4 дня назад

    Zxb waad mahad santahay

  • @abdirahmanfarah6661
    @abdirahmanfarah6661 4 дня назад

    Taariikhda waxbaad qaladaysaa zxpow 1964 iyo 1977 ayaad isku qaldaysaa

  • @HassanSuleiman-lu5bj
    @HassanSuleiman-lu5bj 4 дня назад

    Kkkkkk…..DJABOUTI miyaanay meeshu ahayn??

  • @SaredoAbdiSaredo
    @SaredoAbdiSaredo 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaredoAbdiSaredo
    @SaredoAbdiSaredo 4 дня назад

    I love youu Djibouti

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 4 дня назад

    Qaamus sxb Wxaa kaso hadalsha bal wxaa isirka Somalia tuhunka galiyey dadka qaarkis ee gobalada waqooyi

    • @cabdii.m.9068
      @cabdii.m.9068 4 дня назад

      Ma jiran dad abtirkoda shaki ku jiro oo rer SOMALILAND AH WLL WAA WAXYAALAHA AD MAQASHAY WAA DAD TOLKOD ISAQ KA LUMAY OO LAGA SO HELAY ETHIOPIA TAASNA KAMA DHIGNA IN BEESHA ISAQ QOOMIYAD KALE KU BIIRTAY AMA IYAGA DADKA KALE Oo AN LA DHALAN KU SO BIIREEN WAXA JIRA DADKA SI KHALDAN WAX U FAHAMAY

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 4 дня назад

    Sxp waxa jiro kanal kale oo kugu qarawanayo wllhi shalay ayaan kugu qalday eyga

  • @maxamedibraahim7963
    @maxamedibraahim7963 4 дня назад

    Somalia waxy ubaahantahy xornimo mar kale wlhi

  • @user-fo9ey2lg8e
    @user-fo9ey2lg8e 6 дней назад

    guul wadankayga🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 6 дней назад

    MAXAMUD AXMED CALI WAXA UU AHAA ABAHA WAXBARASHADA SOMALIYA

  • @user-kt5vq1uj1n
    @user-kt5vq1uj1n 7 дней назад

    ❤❤❤

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 7 дней назад

    Been

  • @ubaxcabdi9402
    @ubaxcabdi9402 7 дней назад

    Masha aIIah ❤❤